Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday qof aan sxbo aheyn balse aan kala go,nay oo isoo wacaya aniga oo gaari saaran Wuxuu ileeyahay Soo carar ii i imow aniguna waxaan leeyahay gaari ayaan Soo saaranahay waan kuu Soo socdaa lkn Wicitaanka igama kala joojinayo dhowr mar ayuu isoo wacayaa isagoo leh maad imaatid gaarigan xoog ayuu usocdaa mana garanayo sababta uu iigu yeerayo inaan usii socdo unbaan dareemayey.

Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya
Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas xiriirka inuu soo celin rabo sidoo kale inuu dan weyn kaa leeyahay, guud ahaan riyada ma xuma.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More