Site icon Daruur درور

Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo imtaxaan ku jiro markaan imtaxaanka dhameeyay oon warqadda dhiibay oo meesha aan kasoo tagay meeshii ayaa qarax weyn ka dhacay maxaa la dhihi karaa riyadan.

Qaraxa maxaa lagu fisiri karaa
Qaraxa maxaa lagu fisiri karaa

Jawaabta:

Riyadan waa digniin culus siiba waxa aad gacanta kula jirto wax kaste ha noqdaan  waxay u badan tahay wax inay kaa hallaabayaan laakin adiga aad ka badbaadi doonto marka ugu dambeysa arrin weyn oo la xiriirta mustaqbalkaaga marka aad u taxadar, qaraxa wuxuu tilmaamayaa arrin weyn oo meel badan laga maqli karo. riyada qaraxa guud ahaan waa dhacdo culus

Exit mobile version