Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka
Su’aasha:
asc wll bahda daruur aadbad u mahadsantihin waxn ku riyodey waxan u imi guriga aayday oo sariir ku jiifta isla markan odeygeygi ba iguso galay waxn qabany xagi gurigaygii waxn tagnay gurigygii oo sidi aheyn qabkle waxa meydheyay labadeyda hablood ee ugu weyn ubadkyga waxa hor tagneyd gaadhi xaajiyada gabadha gurigeda ka nimi wuu agtagna oo marka aderky ah inan yarna wu ag carcarareyey oo an garaneyn kadib odeygeygi sadex shey ayan raby inan hadyad uga dhigo waxa kamida cadar iyo muus iyo sharab cadarkii wan uqaadey wll maxay noqon krta mahadsanida
