Riyada nuurka kor u kacaya
Riyada nuurka kor u kacaya
Riyada:
Sheekh waxaan ku riyooday anigoo kaligay meel jooga ayaa laygu yidhi wataa maki markaan meeshii eegay waxaan arkay nuur kor ukacay waxaan isku idhi naftayda waa maka nuurbaa ka kacay wax magaalo ah iimay muuqan cida ila hadashayna maan arkayn iisoo fasir sheekh

Fasirka:
Waa riyo tilmaamayso arrin kuu caddaan doonto oo kaa qarsoonayd
Nuurka wuxuu tilmaamaa hanuun iyo aqoon
Waa riyo wanaagsan oo khayr wadata
Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa arrin umadda islaamka khuseysa guul ilaahay siin doono
It is a dream that describes something that will be clear to you and hidden from you
Light describes guidance and knowledge
It is a good dream with good
The dream can also be a matter for the Muslim nation.
maybe Allah will give them success