Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda
Su’aasha:
Asc , naag iyo ninkeeda ayaa socday , naagta waxay sidaa baaf , beeshan iyo saxan yarka diishka , ninka waa ka haray abaar kadib, naagta waxay meel geedo agaaran badan leh oo cariiri ah, qaaday , waxay heshay bajaaj way hishiin waayeen maxay noqoney ?
