Riyada ninka asoo la raaxaysanaya gabar deris ay yihiin

Su’aasha:

maxaa lagu fasiraa ninka haduu arko asoo u galmoonaya naag deris ay yiihin marka galmada riyada dhexdeeda waxaa ka baxayo biyo aad u badan oo sida kaadida oo kale ah biyaha way galayaan guriga oo dhan meesha oo dhan qoyan ayay noqonaysaa, markaas gabadhii iyadoo qaawan ayay banaanka aadaysaa oo dadka dhan ayaa meesha soo buuxsamaya, ninka cabsi daran ayaa soo galayso dadka ayuu ka baqayaa inay dilaan, dadkii waxay soo qabanayaan gabadha oo qaawan markaas ayay naasaha ka jarjarayaan meesha dhan dhiig ayay isu rogaysaa ninka wuu caraaraa wxuu fuulaa faras oo madow riyada noocaan maxaa lagu fasir karaa.

Riyada ninka asoo la raaxaysanaya gabar deris ay yihiin
Riyada ninka asoo la raaxaysanaya gabar deris ay yihiin

Jawaabta:

Riyadan qaabka ay tahay waa riyo shaydaan la xiriirta, galmada ama raaxada ninka iyo naagta waxyaalo badan ayay noqon kartaa, laakin riyadaada middan waxay tilmaamaysaa inay yahay qarow ama dhadhab wax macne leh ma aha.waxaa lagu magacaabaa riyadan  adgaas axlaam

أضغاث الأحلام هي عبارة عن مجموعة من التفاصيل المتداخلة التي يراها الإنسان في الليل ولا يجد لها تفسيراً معقولا

Riyada isku qasan waa riyooyinka isku jira oo qofka habeenkii arko oo fasir caqligal ah u heli karin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More