Biyaha haddii laysku celiyo cudur may keenaan

Su’aasha:

Walal mararka qaarkood marka an xaaska la raxaysanayo biyaha ayan isku celiya intan kasoo bixiyo guska ayaan guska xoog u qabtaa ilaa ay ka haraan hadana mar labaad ayaan ku noqnayaan ilaa shan jeer ayaan sameyaa marka ay iga baxan xanuun ayaan qooraha ka darema biyaha shahwada hadi laysku celyo dhib may ninka u keenaan.

Biyaha haddii laysku celiyo cudur may keenaan
Biyaha haddii laysku celiyo cudur may keenaan

Jawaabta:

Biyaha marka ay ninka ka bixi rabaan xoog in lagu celiyo ma aha, taas waxay keeni kartaa inay dhib soogaaraan xididaha biyaha ninka soo qaada, marka qofka wuxuu ku celin karaa inuu maskaxda ka saaro raaxada uu dareemayo oona dhaqaaq uu ka joogiyo, taas waliba waxaa lagula dagaallaamaa biyabaxa degdega, laakin haddii aad xoog u qabato xididaha biyaha soo maraya dhib weyn inuu kaaga yimaado ayaa laga yaabaa, marka iska jir.

Xanuunka qooraha hadda aad sheegayso waxaa sabab u ah xoogga aad ku celisay biyaha oo meesha si xoog ugu noqday, daawada biyabaxa dabiiciga waa maskaxda inaad ka xakamayso biyaha shahwada waqtigooda.

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

When the water wants to come out of a man, it should not be forced back, that can cause damage to the veins that carry the water, so the person can force it to remove the pleasure he feels from his mind and move away from it, that can also be fought with urgent urination, but if you forcefully hold the veins that are passing the water, you may experience great difficulty, so be careful.

The pain in the neck that you are talking about is due to the force with which you forced the water back in, the natural cure for urination is to control the water from the semen at the right time.

Leave a Reply