Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo Caafimaadka - Health By Su'aalaha On May 7, 2021 399 0 Su’aasha: Asc wll qalii fadlan waxan kadoonaya in aad riyadan ifasirto wll nin jarkayna oo xanuunsan baa jira oo sariir fuul ah xanuun dartiii anan xadli karin xitaaa wll marka aniga waxan kuriyodi ninkas oo socta watada xili maqrib ah ana gurigayna baan kujura albaabka banaanka aya furan xfda dhaxteeda baan kucayarsiinaya gabadh yar uu asaga dhalay nin gabadha iyo hooyaded oo ninka xaskiisa ah baa naso boqtay ana gabadha baan cayarsiini haya banaanka ayas iga so argay ano gabadhiisa laciyaari haya intuu quslay buu igu yiri ASC aabe ana waxan uga jawaabi WCS aabe wuu iracsiiyey SEETAHAY AABE ana waxan kujawabaay FICAN AABE gurigiisa ayuu galay asaga fadlan wll qaali ifasir riyadhas ninka wuu xanuunsanyahay sariir fuul waaye. Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo Jawaabta: Riyada khayr waaye ninkaas haddii Alle idmo wuu soo caafimaadi doonaa wuuna hadli doonaa, riyada waxay tilmaamaysaa inuu caafimaad heli doono, Ilaahay ayaan uga baryaynaa inuu caafimaad buuxo siiyo. Riyada Qof JirranRiyada Salaanta 0 399 Share