Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba
Su’aasha:
Riyadan maxa lagu fasiri karaa gabar oo nin bursanayo iyadoo ooynayso wuxuuna ka rabaa inuu xoogo wuxuu wataa toorey iyadana cabsi daran ayaa haysa oo ay la jareynayso, qol ayay galaysaa markaas ayuu dharka oo dhan ka dhigayaa iyadoo qaawan ayay kasoo cararaysaa waxyna dareemaysaa culays daran lugaha ma qaadi karto, ninka tooreyda wato wuxuu noqonayaa ey madooban kaddib ayay soo kacaysaa riyadan fasirkeeda maxay tahay.
