Riyada nin naag furi rabo

Su’aasha:

Asc wllo waxn ku riyodey gabadh iyo nin anan garaneyn riyada dhexdeda gabadh la fadhiyey kadib nin aya noo imi kadib wuxu sitey waraqo cadcad kadib waxn ku idhi wll magabadhii ayad fureysa wll ha furin gabadha riyada dhexdeeda dad an isnaqno ayan daremayey dad igu cusub man daremyn hadana wajigoda ma aqonsan kareyn mahadsanidin.

Riyada nin naag furi rabo
Riyada nin naag furi rabo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa dad aad garanayso oo is qaba inuu dagaal dhex mari doono waxaa laga yaabaa dagaalkaas inuu keeno kala tag ama furiin ama dad is guursan raba inay isku boodi doonaan oo guurka ay baajin doonaan.

 

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

 

تشير الأحلام إلى أن الأشخاص الذين تعرفهم والمتزوجين سيتشاجرون

وأن المشاجرة قد تؤدي إلى الانفصال أو الطلاق

أو أن الأشخاص الذين يرغبون في الزواج سوف يقفزون معا ويلغون الزواج.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More