Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya
Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya
Riyada:
Asalama calaykum ustaada Waxanku riyooday Nin marka Aqoon Anan u lahayn oo cas dhuuban
wan wada soconay qiyaasti wuu iga Yara leexday kadib cod sare intaaan qayliyey Ayaan dhahay ninkani habluhuu ka ganacsadaaa
Wan qayliyey Aniga waxba iguma samayan waxna imu odhan lkn walalihi iyo dad garanayaa ku dhawaa
cidna way imaqli wayday kadib ninkii wuu iso eryaday sadex xabadood buu igu soo riday wayna idhaafeeen oo wan u banayayey
markuu soo rido Kadib markii danbe wanka dhuuntay oo guriyo dhisan ban isku beeegay Aad ban uga soo booday hurdadi
anoo naxsan wadnuhu Aad ii garayo Kadib Salaadi subax baa la qiimay oo aan tukaday Ilaaa cabaaro sacad ku dhow
naxadintii waa I haysatay maxay noqon kartaa ustaaad rabi haku xiftiyo wax aaad u wangsan
Ayaaad umada muslinkaa u haysaaan bahdiina Aqoonta oo dhan Wan idiin ducayan.
Fasirka:
Waxaa lagaaga digayaa nin xun oo adiga ku kormeerayo oo raba inuu dhib kuu geysto
Waxaa laga yaabaa inuu yahay nin dan weyn kaa leh xagga xiriirka
Waxaa lagaaga bahan yahay inaad iska ilaaliso oo aad la leexato jidkiisa.
You are warned of a bad man who supervises you and wants to cause you harm
He may be a man of great interest in your relationship
You are being urged to be careful and veer with him in his path.