Riyada nin dhagax igula soo ordaayo
Su’aasha:
Waan ku salaamay Waxaan xaley ku riyooday anoo meel wado maraayo ayaa waxaan ag maraayey meel niman tubiista ah wax ku dhajinayaan markaasaa xarig ay dhulka dhigeen ku turunturooday anna intaan xanaaqay baan dhagax yar soo qabsaday si aan iskaga baaciyo ragan jidka wax ii dhigay markaasa mid ka mida kuwii jidka wax ku dhisaayey igu soo orday dhagaxii aan u qaatay mid ka weyn ayuu igula soo orday ka dibna waan soo kacay.
