Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Su’aasha:

Asc walal waan idin salaamayaa.
Waxaan idin waydiinayaa 3riyo insha ALLAH.
Ta kobaad waxaan ku riyooday anoo ah xaaska nabi Mohammed (scw) oo waliba ciyaal isku dhalay aad na u faraxsan. Waxaana ahay xaas ciyaal leh.
Ta labaad waxaan ku riyoodaa inbadan geedka la dhaho gobka magac kle uma aqaano anoo hoos fadhiya oo midhihiisa cunaya hooskiisa wayna hoos fadhiya.

Ta sadexaad waxaa ku riyooday walalkeey wuxuu yidhi waxaa guriga xoog kusoo galay shinbirka la dhahao gorgor ka oo wata laba dhalood oo yar yar oo uu isagu dhalay kadibna wuxuu dhahay waan qabtay wuuna ila dagaalay lkn xoog baa afka uga qabtay waana qaaday oo waxaan u dhiibay dawlada labadii ilmood ee uu watayna gurigaan kaga tagay. Nosoo fasira idinkoo mahadsan walal khayr alle ha idin siiyee.

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka
Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Jawaabta:

Riyada 1aad: waxay tilmaamaysaa in aad tahay gabar wanaagsan iyo in Alle agtiisa ajar weyn kuu yaallo waa riyo bishaaro ah oo tilmaamaysaa in wanaag badan aad heli doonto aduun iyo aakhiraba waa riyo xaq ah.

Riyada 2aad: geedka gobka isagana wuxuu tusaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad iyo dahaaro waa geed fiican ka mid ah geedaha quraanka kusoo arooray oo jannada ku yaalla.

Riyada 3aad: waxay tilmaamaysaa dood idin kaga imaan doonto dad idinka awood badan shinbirka gogorka waa shinbirka ugu awood badan shinbiraha.

Fiiro gaar: haddaad soo qorayso riyooyin ama su’aalo hal meel hakusoo mid kaste si gooni usoo dir

 

Daawo riyada Gorgorka oo faahfaahsan

Riyada gobka halkan ka daawo

 

Dream 1: It indicates that you are a good girl and that there is a great reward with Allah for you is a dream of good news that indicates that you will have much good in this world and the Hereafter is a true dream.

The 2nd dream: The tree of the noble tree also shows him a lawful sustenance and health and a veil is a good tree among the trees of the Koran in heaven.

Dream 3: indicates an argument that will come from you from people who are more powerful than you. The bird is the most powerful bird of the birds.

Note: if you are writing dreams or questions in one place, send them to each individually

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More