Gabar meher ma qabtaa iyadoo aabbaha ogeyn

Su’aasha:

ASC.WALAAL MCN WAXAAN AHAY WIIL DHALINYARO AH WAXAAN IS BARANAY GABAR GABADHII HABEEN AYAY IITIMID WAXAANA KU SAMEEYAY SINO AYAY AHEED LKN SINO LAMA DHIHI KARO WAX DAREEN AH IMA HAYN OO SHAHWADII KUMA SHUBIN OO MABA IGA IMAAN LKN AYADA DHIIG AYAA KA YIMID HABEEN KA XIGTAY GABDHII AYAAN MAHERSADAY AABAHEED MA JOOGIN LKN RAALI AYAY KA AHEED WAXAAN KEENSADAY CULIMO WAAN MAHER SADAY LKN GABADHII MAALMO MARKA AY KASOO WAREEGATAY AYAY IGU DHAHDAY KUMA RABO.ANIGA WAXAAN RABAA INAA REERKEEDA UTAGO OO WAX WALBA U SHEEGO MARKA GABDHAAS WAX MAHER AH MA II HAYA MISE IIMA HAYO IIGA SOO JAWAAB WLL.

Gabar meher ma qabtaa iyadoo aabbaha ogeyn
Gabar meher ma qabtaa iyadoo aabbaha ogeyn

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa inaad sino ku dhacday, sinada ma aha kaliya inaadan biyaha ku shubin naagta, sinada waa inaad madaxa guska galiso jeexa siilka naagta xataa hal sekan haddii aad galiso, towbad ayay kaaga baahan tahay sinada aad ku dhacday waa dambi weyn.

Teeda kale meherka aad sheegtay ma ansaxin maxaayeelay wali ayaa ka maqan gabar lama mehrin karo wali la’aan, wali waxaa laga wadaa ninka iyada masuul ka ah, waana aabbaheeda hadduu nool yahay, marka ninkaaxa aad samaysay waa baadil, qoftaas xaas kuuma aha, dambiga aad gashayna ka towbad keen.

 

First of all, you must know that you have committed adultery. Adultery is not just about not pouring water on a woman. Adultery is about inserting the head of your penis into the slit of a woman’s vagina, even for a second. It requires repentance. The adultery you have committed is a grave sin.

Also, the dowry you mentioned is not valid because the wali is still missing. A girl cannot be given a dowry without a wali. It is still considered the man who is responsible for her, which is her father if he is alive. So what you did to the man is wrong. That person is not your wife. Repent of the sin you have committed.

Leave a Reply