Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo
Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo
Riyada:
Shikh waxan ku riyooday naag uur leh oo ninkeedo waalan dilaayo oleh way macsiyesatay
subaxaan ku riyooday duhuradi maray taha anaa uur iska helay maxay noqe riyadas shikh iyo dhar cadaan iyo madow iskugu jira dhabta usaran islaan aqano

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ceeb iyo fadeexo aad arki doonto
Waxaa laga yaabaa dad adiga aad garanayso inay ku dhacaan ceebtaas
Waliba nin iyo naag is qaba ayaa laga yaabaa inay yihiin
Riyada qofka waalan halkan ka daawo
The dream indicates shame and disgrace that you will see
Maybe people you know will fall into that shame
A married man and woman may be