Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Interpretation of the dream of snakes

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo dhex taagan guri ay ka buuxaan masas waaweyn iyo kuwo yaryar,  masaska waaweyn guriga gudihiisa oo kore bay ka soo laalaadaan kuwa yaryar guriga bay meel kaste daadsan yihiin waxayna intooda badan isku dayayaan inay i cunaan ama i qaniinaan.

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa 1
Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa 1

Jawaabta:

Riyada maska ama abeesada inta badan macne waxay wadataa cadaawad iyo xaasidnimo.

maxaayeelay masaska waa wax dadka sun ku mudaya oo intooda badan lama helo daawadooda amala lagama gaarsiin karo qofka in la daaweeyo.

marka riyadaada waxay tilmaamaysaa dad badan ayaa cadow iyo xaasid kugu ah oo kkuna dhow meel hakula deganaaadaan ama deris hakula hadaan si kaste ahaatee riyada waa diginiin oo adiga laguu digayo marka riyooyinka noocan ah inta badan sidaas ayay tilmaamaan.

 

 

Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

The dream of a snake or snake often means enmity and jealousy.

Because mosquitoes are poisonous to people, and most of them are not available for their medicine. It is impossible to treat them.

When your dream indicates many people are enemies and jealous of you and you are close to a place where you live or neighbors if in any case the dream is a warning and you are warned when such dreams often describe it.

 

 

غالبا ما يعني حلم الحية أو الثعبان العداوة والغيرة.لأن الثعبان سام للناس ، ومعظمهم غير حاصلين على المضادات .عندما يشير حلمك إلى أن الكثير من الناس أعداء وغيورون منك وقريبون منك في مكان تعيش فيه أو جيران إذا كان الحلم على أي حال تحذيرا ويتم تحذيرك عندما تشير هذه الأحلام في كثير من الأحيان إلى ذلك.

You might also like
2 Comments
  1. Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?
    hasasn says

    hi

  2. Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?
    hasasn says

    waan idin salaay

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More