Riyada mas madow barbar cad leh
Riyada mas madow barbar cad leh
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga ayaa waxaan arkay ma’s madaow barbar cad leh waxan arkayay madaxiisa oo qudha mid yar oo u eeg wuu la socdaa waxay joogaan store aqalka walaalkay ayaan u yeedhay kaalay dil waanu waynay hadana waan arkay isagoo jooga sariirtayda wuu waynaa wuuna dheera dhexdana wuu isku laabana waan ka cararnay.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa cadow munaafuq ah oo afka kuu maceynayo laakin qalbigiisa sun ah
Waxaa lagaaga digayaa cadowgaas oo aad kuugu dhow, waxaa laga yaabaa inaad saaxiibo tihiin.
Riyada maska madow halkan ka daawo
The dream describes a hypocrite enemy who talking with you nicely but his heart is poisonous
You are warned of that enemy and you are close to you, you may be friends.