Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyooday mas cad oo xariq madow madaxa ku leh maska saaxib ayu ila aha garabkeyga ayu sarnay wan so qabtay wuxu isku duubay calacasha gacanteyda waxa arkay asago afka ila radina inu i cuno ayu raba madaxa ayan darbiga ug dhuftay wuxuu koray saqafka guriga ane ul ayaan madaxa uga dilay markas mel luuq ayu ku dhacay meshu ku dhacay ayan ushi ku garacay maso bixin wu dhintay ayan is dhahay qolka imaday wana sexday .jazakaallh

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran
Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Jawaabta:

Qof saaxiib kula ah oo aad isku fiican tahay oo cadow qarsoon ah ayaad ka guulaysanaysaa waad ka adkaanaysaa maska waa cadow marka riyo lagu arko, qofkaas wuxuu damacsan yahay inuu wax kugu sameeyo oona dhib kuu geysto marka iska ilaali dadka labada weji leh, riyada waa digniin lagaaga digayo waxyaalaha qaar oo aad u malayn karto inay fiican yihiin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More