Site icon Daruur درور

Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday lugteeda bidix oo jaran oo hal lug oo midig lee iiharsan alx labadeedsba waan qabaa lkn riyada dhexdeeda hal lug bidix baa iga go need sidoo kale waxaan uekaa qof kufaraxsan lugta kajaran oo riyada dhexdeeda lugteeda oo jaran baan kufaraxsanaa oo ugu dambeen riyada dhamaadkeda waxaan hadana umuuqday qof kamurugsanaa lugteeda iga maqan oo qaliin ayaan isku diyaarinayay.

Riyada lugta bidixda oo iga go'an
Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad wax ku khasaari doonto waxaa dhici karta riyada tartanka oo middan ka horraysay inay isku macne fasir yihiin, guud ahaan qofka ku riyoodo asoo lugtiisa ay go’an tahay waxay tilmaamaysaa wax inuu waayi doono ama in hanti ay ka burburi doonto ama shaqadiisa inuu waayi doono, guud ahaan waa khasaaro soo gaarayso qofka.

 

Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Exit mobile version