asc waxan ku riyooday anigo lo,o ama sac ifijisanayo sac geesa waweyn ugu dambeynti geed ayan ka fuulay wuu iga daba imaday asago ordayo geesihiisa ayuu ila so laacay wuu igariwaye dad ayaa iga celiyey.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag inay kugu soo socdaan xagga qarashka ama dhaqaalaha, laakin dad ayaad heli doontaa oo wax kuu qaban doono marka ugu dambayso, lo’da waxaa lagu fasiraa sanad abaar ah ama dhibaato xagga dhaqaalaha, qofka qabsan doonto