Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Riyada:

Asc waxaan ku riyooday libaaxyo badan oo meel ku xiran isla riyada dhexdeeda waxaan arkay meeshi oo furan libaax baa intuu baxay i ceyrsaday wan ka cararay meel sare oo aqalsomali u eg baan koray anigoo aad u cabsanaayo intuu i gaaday buu madax i qabtay halkaa sajuuda ah buu iga xagtay anigoo aad u naxsan oo riyada u ila ah baan hurdadi ka soo booday

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo
Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin dulmi badan oo ku dhibayo oo aan kaa haraynin

Ninkaas wuxuu noqon karaa ninkii kusoo furay ama nin kale aad garanayso

Riyada waa digniin, iska ilaali wixii dhib kuu keenaya.

 

Riyada libaaxa halkan ka daawo

 

The dream describes a violent man who is harassing you and not leaving you

That man can be the man you divorced or another man you know

Dreaming is a warning, beware of anything that causes you trouble.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More