Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Riyada:

asc waxan ku riyooday anoo lacag dollar ah oo aad u fara badan jeebka iigu jirto oo intaan soo saaray badh ka sarifanaaya suuqa 2 waxaan ku riyooday aniga oo gurigayga inyar u sii jira ayaan markan soo gaadhay dayrka gurigayga oo ahaa mid wayn gaadhigaan kasoo dagay waxaan arkay lacag dollar ah oo samada kasoo daadanaysa
gurigaan dayrkiisa soo galay ayaa waxaan arkay iyadoo lacagtiina sidii usoo daadanaysa
Allah mahadle.

Riyada lacag dollar ah oo aad u badan
Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Fasirka:

Riyada way iska caddahay inshaa Allaah waxaad heli doontaa faraj fiican, barwaaqo ayaa kuusoo socota, iyo khayr badan, riyada doolarka waxaa lagu fasiraa hanti badan iyo nolol fiican.

 

Riyada lacagta halkan ka daawo

 

The dream is clear in the hope of Allah you will have a better fare, prosperity is coming to you, and more good, the dream of dollars is interpreted as wealth and a better life.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More