Site icon Daruur درور

Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha:

Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn rabaa bal ii fasir.

Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Jawaabta:

Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa walaalkaaga inuu helayo garab iyo qof wanaagsan oo saaxib fiican ah oo ay is walaalsan doonaan, riyada waa riyo tilmaamaysa mustaqbalka shaqadiisa.

Exit mobile version