ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN
ALLAH MACAK
ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO
WAXAAN MUDABA DHAWR JEER ARKAY ANOO SUULIGA KU KAAJAYA KAADI BADAN
SUULI AAN UR LAHAYN
MARNA ANOO SAXARONAYA SUULIGA
SAXARO BADAN OON UR LAHAYN
ALLAH MAHADLEH
Jawaabta:
Riyada kaadida badan waxay tilmaamaysaa ubad badan saxarada badanna waa hanti badan, qaabka aad u aragtay ayaa laga garanayaa in fasirka uu yahay sidaas, maxaayeelay marka ur uu jiro way ka duwan tahay fasiraadda, laakin qofka hadduu arko asoo kaadi badan ka socoto meeshana ay musqul tahay waxaa lagu fasiraa ubad badan saxarada iyadana waa hanti badan.