Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka

Su’aasha:

Asc waan idin salaamay bahda daruur
Salaan kadib waxan raba inan idin waydiyo waar nio
Siigadi waa iska dhaafay imika hal bil iyo 13 cisho ma siigaysan lgamana yaabo inaan ku noqdo
Lkin dhib ba i haysta
Anoon niyad u hayn oon rabin ayay hurdada igaga timaada
Dhib ma ii keenaysa ta hurdada igaga imanaysa.

Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka
Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka

Jawaabta:

Qofka inuu riyoodo oo sidaas biyaha shahwada kaga baxaan waa wax dabiici ah wax dhib ma laha, siigadana la mid ma aha, qofka doobka ah markay biyaha ku bataan sidaas ayay kagaga baxayaan asoo huradaya mar riyo ayuu arkaa marna riyo la’aan ayay kaga imaanayaan.

Taasna ninka iyo naagtaba way ka siman yihiin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More