Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo waxan ku riiyooday anoo ku qubeysanaya Haro ama Waar biyaha ay fadhiistaan waana ku dabaashay maxay noqon karta marka.

Tan kale waxaa ku riiyooday anoo Degmo 10 sano igu dambeysay Booqosha ku tagay niyada igama jirin.

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta
Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka, oo aad hali doonto farxad iyo qaboobanaan, wixii murug korka kaa saarnaana waa kaa degi doonaan, waxaad noqonaysaa qof fudud oo aan dhib haysanin, haddii deyn lagugu leeyahay waad gudi doontaa, haddii dambi aad samaysanyn waad ka towbad keeni doontaa. si kastaba waa riyo fiican qubeyska.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More