Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro
Su’aasha:
Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan?
