Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo
Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo
Riyada:
sc riyada injirta fara badan oo madaxa dhan wada galayso kadib marka la shanleeyo timaha si daran usoo daadanayso injirta waxaa la socda qandhacil ama ukmaha injirta oo badan

Fasirka:
Riyada injirta waxay tilmaamaysaa dad liito oo ku dhibayo, dadkaas adiga ayaa wax siiyo ama guriga ayay kula degan yihiin.
Waxayna kugu samaynayaan waxyaalo aan wanaagsanayn.
Sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa murugo aad la kulmayso
Waxaa dhici karto dadkaas oo liita inay sabab u noqdaan murugadaas.
Riyada injirta oo faahfaahsan halkan ka daawo
The dream of louse describes people who are inferior and harassing you, those people give you something or they live at home with you.
They are doing you bad things.
The dream also describes the sadness you experience
It could happen that those bad people will be the cause of that grief.