Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo

Su’aasha:

Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo ka aqimaya masaajid ka dibna aan salaada galeyno uu iimaamka salaada 1aad markuu marayo dhulka ku dhaco dad ordaa iyo dad suga ayeynu kala aheyn aniga waxaan ku jirey dadki taagnaa ee aan salaada ka bixin ka dib iimaamki halmar ayuu soo kacay wuuna cararey kadib salaada marki laga baxay ayaa dadka waxa ay dhahayeen waalagu yaqaanaa imaamka waxaas kadib waan soo kacay.

Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo
Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa fidno weyn oo dadka qabsan doonto fidnadaas waxay ka imaanaysaa dadka madaxda ah, riyada waxaa kaloo ay tilmaamaysaa fidnadaas inay dadka ku kala qaybsamayaan adigana aad ka mid noqon doonto dadka ka badbaadaya, imaamka wuxuu matalayaa hogaamiyaha umadda, dhicitaankiisa waa fidno oo dadka ay ku kala tagi doonaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More