Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Su’aasha:

ASC Waxan riyo Ku arkay Ilma yar oo Sariir Saaran Ilmahaas oo joogay Waxa Ag yaalay ama u Ku Dul jiifay kitaabka quranka ilmahana quranka ayu Ku dhididay inu Kala goaayay kitabka oo kale ana wan kaso bixinaayay quranka

Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka
Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay quraanka inaad ku dadaasho akhriska iyo fasirka quraanka kariimka inaad diinta ilaaliso oo aadan la soconin dadka diinta iyo quraanka aan qiimaynin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More