Riyada iibsashada dharka cusub
Riyada iibsashada dharka cusub
Su’aasha:
Asc
Waxan ku riiyooday anoo dhar cusub gadanaya marka maxay noqon karta dharka cusub aan gadanaya waan ku faraxsana gadasha dharka.

Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar bikro ah, dharka waxaa lagu fasiraa guur illeen guurka qofka ayuu asturaa, haddii aad tahay nin aan wali guursanin waxaad u dhowdahay inaad aqal yeelato haddii aad xaas leedahayna mar labaad ayaad guursan doontaa.
Riyada Gadashada Daah cusub
This dream indicates that you will marry a virgin girl, the clothes are interpreted as a marriage that is a secret of the person’s marriage, if you are an unmarried man, you are about to get married and if you have a wife, you will get married again.