Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada:

Waxan Ku riyoday sheekh hooyaday oo geeriyootay iyo walaalkay oonu wada socono meel jaranjarooyin leh hoose oo wada dooga dahabka iyo alaabtu banaanka iska taalo intan hungureeyey inaa qaato ayaan kamarada Ku xidhan Ka baqay meel lagu buuqsan yahay ayaanu Ku baydhnay ani iyo hooyo walaalo wuu sii socday iga daba yimaada ayuu yidhi markanu meeshi Ka dhaqaaqnay waxa nagu soo baxnay laba buurood oo midi koonfur naga qabatay mid na bari tii koon fured ayaan hooyo idhi ina mari waa taase markaan baadhayna buurta uxud ayey iila eekTay

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo
Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu jiro culeys aad dareemayso

waxaana sabab u ah arrin aad ka fikirayso oo la xiriirto familkaaga

Waxaa laga yaabaa inay kusoo waajahaan duruufo xagga dhaqaalaha

Ilaahay khayr haka dhigo

Riyada dahabka halkan ka daawo

 

Dreaming indicates that there is a stress you feel

and it is because of something you are thinking about and related to your family

It may be that you will face financial difficulties

God bless you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More