Riyada hooyo iyo aniga oo is dagaaleeno

Su’aasha:

asc bahda daruur wlalyaal 2daan riyo waa ay iskuxiranyhin:

wxaa jira arin an shaki iyo waswaas badan kaqabay oo haduu shakigeega rumoowo ay musiibo aniga io qosyskeegaba unoqoneeso qofka an shakiga kaqabana waa qof ila dhashay marka walal arinta aan uga shakinsanahay mahubin lkn waa ay idhibeysa marwalba aan arko wan xasuusta sidaa darteed habeen walba markaan seexanayo Alla kabarya inuu riyo igu tusiyo arinta aan kashakinsanahay hade sax tahay io inkale isla habeenkas waxaan kuriyooday anigoo dhahaya nini rag ah ayaan ahay hadana anigoo dhalaya cunug ayaan kuriyooday isbuuc kadib markale alle kabaryay inuu riyo igu tuso arinta aan kashiksanahay hadee sax tahay io hadii kale hadana riyada waxaan ku arkay aniga io hooyo oo isku dagaleno marka hore riyada dhexdeeda waan soo weesqaadana kadibna anigoo tukan raba hooyo idhaheysa awoowe wax ugee kadib waxaan dhahay salada dukana isug wee xanaqday hooyo salada wan usoo laabana dhahay alaabta keen alaabta ay iidhibty funaanad ayee aheyd kadib gudaha ayaan galaa muraayada ayaan cabaar taagnaana oo isku fiirina kuna shan leesana kadib anigoo weli awoowe aadin ilmaha mid kamid ah isdagaaleena oo asigoo iga gardaran oo uu oyna kadibna hooyo si zaaid ah iigaraace waa ayna ihabaaree kadib anigoo yaaban alaabtana iska dhig ee idhahday waxyar kadib hadana alaabta waa qaada oo awoowe gurigiisa la aada riyadan maxee noqon kartaa walalyaal welwel zaaid ah baa ihaya.

Riyada hooyo iyo aniga oo is dagaaleeno
Riyada hooyo iyo aniga oo is dagaaleeno

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaatooyin iyo dagaal siiba dadka kula joogo ama aad isu dhowdihiin, sidoo kale waxaa kula soo gudboonaanysa cabsi iyo walwal daran.
Waxaad kaga bixi kartaa inaad badiso xuska Alle iyo salaadda sidoo kale quraanka si fiican u akhriso inshaa Allaah Ilaahay dhibkaas wuu kaa badbaadin doonaa.

You might also like
1 Comment
  1. Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob
    Asad says

    walal riyada shakiga aan qabo miyee kahadleysa mise si gaar ah xaaladeeda ayee wax ka sheegeysa

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More