Riyada helida lacag dollar ah

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHULKA KA HELAY $20 DOLLAR OO DHULKA YAALAY WAAN QAATAY OON JEEBKA GASHADAY MEEL SUUQA DHEXDIISA AH OO BAABUUR BADANI MARAYSO
ALLAH MAHADLEH.

Riyada helida lacag dollar ah
Riyada helida lacag dollar ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad nasiib yeelan doonto oo aad si fudud ku heli doonto dantaada, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa riyada awood inad yeelan doonto ama jago inaad qaban doonto, doolarka wuxuu astaan u yahay awoodda qofka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More