Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo Riyooyinka - Dreams By By Jamal On Feb 3, 2022 276 0 Su’aasha: Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale. Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr. Riyada DibigaRiyada DuulitaankaRiyada Lo'da 0 276 Share