Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On May 14, 2021 623 0 Su’aasha: Waxan ku riyoday habaryartey oo guri qasri ah dagtay beero qurux badan leh iyo waaskooyin iyadoo uurna leh uurkaasna si qarsoodi ah ayay u shegeysa qofki ugu horeyay oo u shegtayaan ani ahay. Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal sare ay gaari doonto habaryartaada laakin arin sir ah ayaana gaarsiin doonto oo adiga kaligaaga ay kuu sheegi doonto, taasna waxaa astaan u ah uurka, riyada uurka waa sir qof gudaha ugu qarsoon. Riyada GurigaRiyada HabaryartaRiyada Uurka 0 623 Share