Site icon Daruur درور

Riyada guurka xaaska mar labaad

Su’aasha:

ASC WLL
Waxan ahay xaasle waxana ku Riiyooday anoo guursanaya Xaaskeyga waxana dhiigtay aroos wacan marka maxay noqon karta madama aan xaaskeyga xaalaasha aan riyada ku guursaday. Mahadsanid jawab deg deg ah.

Riyada guurka xaaska mar labaad
Riyada guurka xaaska mar labaad

Jawaabta:

Riyadan waa riyo aad u wanaagsan waxay wadataa bishaaro oo ah in adiga iyo xaaskaaga aad heli doontaan nolol aad u wanaagsan oo farxad ka buuxda, ninka markuu arko xaaskiisa asoo mar labaad guursanaya oo aroos u dhigaya waxaa lagu fasiraa inay noloshooda sii fiicanaan doonto wax khilaaf hadduu ka dhex jiray inuu dhamaan doono mustaqbal fiican inay helayaan.

sidoo kale aad bay u yar tahay riyada guurka xaaska qofka inuu arko asoo guursanaya xaaskiisa inta badan lama arko.

 

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

 

 

هذا الحلم هو حلم جيد جدا فهو يجلب الأخبار السارة بأنك وزوجتك ستحظيان بحياة جيدة جدا مليئة بالفرح، عندما يرى الرجل زوجته تتزوج مرة أخرى وتقيم حفل زفاف يتم تفسيره بأن حياتهما ستكون أفضل إذا كان هناك أي خلاف بينهما على أنه سينتهي في مستقبل أفضل للحصول عليه.

هناك أيضا حلم ضئيل جدا بالزواج من زوجة الشخص.

Exit mobile version