Riyada guurka gabadha nin aysan garanaynin
Su’aasha:
Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo guursanayo nin aan garaneyn dadkune ey iga qarinayan markii lugu geeyo ayaa arkesaa aye igu dhahde hooyo nin kale oo xafadeena dagan ayan umooday haduu asaga noqdo waan kasoo tagaa haduu nin kale yahay wan la joga ayan ku qeylina waxan so xirte jilbab iga weyn markasan leyahay dhar noocan miyaa la xirtaa arooska niyada wan ka faraxsanahy lkn dadka inaa ka xumahay arinta ayaan u jilaa.maxe noqo karta
Jazakaallh.
