Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah
Su’aasha:
Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel habla ayaan kugu bartay ee gabadaan schoolka iinalla dhigata lambarkeeda ii sheeg wan u sheegay markaas ayan arkay tareen magaalada ku wareegsanaya.
