Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jul 31, 2020 808 0 Su’aasha: waxan ku riyooday mar anoo guska dhiiga iga socdo sida kaadida oo kale aad ban ula yabay riyada fasirka muxuu noqon karaa fadlan jawaab. Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo geedkiisa dhiiga ka daadanayo riyadaas waxay noqon kartaa inuu u tagi doono naag xaaraan ah ama inuu galmo la samayn doono naag dhiig qabta, dhiiga caadada, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa qaladaad lasoo gudboonaanaya qofka riyadaas arkay. inta badan wuxuuna la xiriiraa naag. Riyada DhiigaRiyada Kaadi dhiiga 0 808 Share