Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo jooga guri hurdo kaliya ah Oo gabadh aan aqaano dagan tahay anoo kiish xidhmooyin dollar ahi ka buuxaan Sita
Ana guri ayaan helay qolka markan soo galay waxa iisoo gashay gabadhii oo dhar qafiifa wadata waxanay iwaydiisatay galmo Ana waxaan ku idhi wll xumaan marabo waan iska daayay xumaantasi
Allah ayaan kabaqayaa Waan guursanayaa Waxaan arkay albaab qolka kuyaala oo iftiimaya waan furay waxaa yaala wax walba hurdo aad u qurux badan oo qaalia fadhi qaaliya alaabo aad uqaaliya waan yaabay gabadhii iyo inanyaroo ay dhashoo 9 jir ah ayaa igasoo daba galay waanay daawadern Waxan sugayay gabadh aan guursanayo oo meel ka imanaysa Way ii timid aan wada farxaysanayn  Dadna waan caawinayay I waydiistay Allah mahadleh.

Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso
Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa fidno aduun laakin waad ka badbaadi doontaa fidnadaas oo aadan raaci doonin iyo wadada xun ay wadato iyo  inaad diinta qabsan doonto marka ugu dambeysa wadada toosan aad qaban doonto, riyada waa riyo digniin ah.

Gabadha galmada kaa dalbanayso waa fidno aduun gabadha aad sugeyso inaad guursato waa wadada saxda ah, khayr Ilaahay kagaaga dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More