Riyada Guri silig lagu wareejinaayo

Su’aasha:

Asc walaal seetahay Hooyadey baa waxay ku riyootay Guri mar dhexdaas la dhisay iyadoo ay ka eryeyso dhalinyaro guriga kor ka koraayo markaase hooyo waxay idhahday gurigii aan silig ku wareejiyey riyadaas maxaa lagu macneyn karaa Mudane

Riyada Guri silig lagu wareejinaayo
Riyada Guri silig lagu wareejinaayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad waajihi doontaan arrin gurigiina lala maagan yahay, dhibaato ama qashqashaad idin ku imaan doono ayaad ka hortagi doontaan, siliga wuxuu astaan  u yahay guud ahaan dhibaato iyo xannibaad.

Waxaa kaloo riyada ay tilmaami kartaa inaad yeelan doontaan awood oo aad ka adkaan doontaan dadka wax idin ku samayn raba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More