Riyada geerida walaalka kaa yar Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Dec 26, 2020 613 0 Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey mudo laga joogo 1 sano walalkey iga yar oo dhintey riyada dhaxdeeda. Riyada geerida walaalka kaa yar Jawaabta: Riyada walaalka yar dhimanayo waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka laguu maleegayo, siiba dhibka ay kuu maleegayaan dadka cadowga kugu ah, ha noqdaan dad kuu dhow ama dad kaa fog. Haddii qofka uu ku riyoodo asoo xanuunsan walaalkiisa asoo dhintay wuxuu kasoo caafimaadayaa xanuunka hayay. korarsi Riyada Dhimashada QofkaRiyada GeeridaRiyada Geerida Walaalka 0 613 Share