Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Su’aasha:

Asc xalay waxaan kuxiyoday will àan arday ah Oo àan isku school nahay àad uaqano will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lugu fasiri kara.

Asc qoral àan sakay soodiray aya jiray maaqano inuu idin sogaray waxa u aha will arday ah Oo àan isku school nahay will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lagu fasiri kara àad ayan Oka naxay kadib sheydanka àan iska naray Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Jawaabta:

Riyada geerida saaxiibka waxay tilmaamaysaa dhibka kusoo socda qofkaas, kalinimo iwm. waxaa kaloo lagu fasiri karaa cagsiga arrintaas, wuxuu kasoo bixi karaa dhib haddii uu dhib ku jiray, si kaste ha ahaatee xaaladda uu ku sugan yahay kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa fasirka.

Riyada marka ay faahfaahsan tahay ayay fiican tahay markaas si cad ayaa loo fasiri karaa laakin marka ay kooban tahay si toos looma fasiri karo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More