Su’aasha:

Asc walal waxan ku riyooday anigo cunaayo moos aad u weyn oo halkiisa xabo aan la dhamayn karayn kaas oo ka baxay gurigeena maxay noqon kartaa

Gabar ku riyootay iyadoo cunaysa moos aad u weyn
Gabar ku riyootay iyadoo cunaysa moos aad u weyn

Jawaabta:

Riyada waxay tusinaysaa inaad heli doonto arsaaq waasac ah iyo nolol aad u barwaaqo badan mooska wuxuu ka mid yahay cuntooyinka janada waa bishaaro riyada inshaa Allaah.

Guud ahaan cuntada waa wax aad u fiican marka lagu riyoodo siiba markay tahay cunto raaxo badan oo macaan ah, waxaa kaloo riyada laagu fasiri karaa inaad guursan doonto nin lacag leh oo hantiile ah.

Leave a Reply