Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Su’aasha:

Asc walal xaley waxan kuriyooday riya ah in geel iga cararay hal rati oo laqali rabay ayuu ahaa adna wuu cayila marki dambe anigo fiijinayo ayaan somaray meel biyaha laga dhansado oo hooyadey joogto ayadana way daba oroday si xowli ah way gari waysay ana waan kadaba orday hooyo wan ka dhereye geelkina waan gaari waye maxay noqon karta.

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay
Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in cadwgiina jabayo oo Ilaahay idinka fogeynayo murugaha rafaadka, geela markuu kaa cararayo waa dhib kaa tagay, sidoo kale markuu kusoo weerarayo waa jirro iyo cadow dhib kuu geysan rabo, cadowgaas adiga iyo hooyadaada ayuu wax idinku samayn rabay sida riyada ka muuqata.

 

Halkan ka daawo riyada geela oo faahfaahsan

The dream indicates that your enemy is breaking and Allah is taking away from you the sorrow of the sorrow of the sorrows, when the camel flees from you it is a problem that has left you, also when it attacks you it is a disease and an enemy wants to cause you harm, that enemy wanted to do something to you and your mother as the dream shows.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More