Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday Daah duqobay oo Jexemayo iyo anigoo iibsanaayo Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub
Riyada Gadashada Daah cusub

Fasirka:

Gudoomiye riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto ama xiriir cusub aad gabar la gali doonto, daaha waxaa kaloo lagu fasiraa nolol fiican iyo arsaaq, guud ahaan riyada waxay la xiriirtaa nolosha kugu saabsan xagga guur ama xiriir dumareed.

Daaha duqoobay ama bololay waxaa laga yaabaa inuu yahay mid tilmaamaya xiriir hore ama gabar aad guursan rabtay aad ka tala baxday ama aad iska dhaaftay.

Riyada nin ganacsi raadinayo

The dream indicates that you will marry or enter into a new relationship with a girl, the veil is also interpreted as a good life and sustenance, generally dreaming is related to your life in terms of marriage or a relationship with a woman.

The old or old curtain may be an indication of an old relationship or a girl you wanted to marry you trusted or passed out.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More