Site icon Daruur درور

Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Su’aasha:

Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday markale ano suuqa qudaarta joogo waxan arke inuu qof kaste wax karinaayo waxan arke dab banan yaanyo ayaan ku kariyey wan ka tagay hadane waan usoo laabte gabar ayaa imaate yaanyadii dhamaan ayee mel ku shubatay iyado is kibrineso wan ka soo tagay.

Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso
Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol iyo arsaaq iyo barwaaqo aad heli doonto, suuqa iyo wax karinta astaan waxay u yihiin inaad heli doonto wax aad ka faa’idayso shaqo ama ganacsi ayaa laga yaabaa inay noqdaan, waxaa kaloo lagu fasiri karaa guur aad heli doonto goor dhow, guud ahaan riyada waa riyo bishaaro ah.

Yaanyada sidoo kale riyo marka lagu arko waxay tilmaantaa khayr badan inuu qofka helayo iyo barwaaqo

Exit mobile version