Site icon Daruur درور

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Su’aasha:

Riyada naagta qurxoon maxaa lagu fasiraa qofka haduu arko gabar qurxoon oo dhar fiican xiran sidoo kale dahab aad u fara badan maxaa lagu tilmaami karaa fadlan fasir ayaan idinka rabaa.

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran
Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Jawaabta:

Riyada gabadha qurxoon waxaa lagu fasirra hanti adduun guud ahaan dumarka waa adduunyo, marka ay qurxoon tahay waxaa lagu fasiraa inay kuu furmi doonto adduunyo oo aad ku farxi doonto laakin waxaa la sicda imtaxaan iyo ibtilo oo lagaaga baahan yahay inaadan ku fidnoobin, laakin guud ahaan waa hanti iyo maal iyo aduun. waliba marka ay yar tahay gabadha way kasii fiican tahay marka ay tahay haweeney waayeel ah.

Exit mobile version