Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan
Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan
Riyada:
Waxan ku riyoday anigo gabar naaska ka taabanaya kadib ka orday ayadana iqabatay hadanah aan ka fakaday
Mida kale waxan Kalo ku riyoday anigo ma’s gaduud I bursanaay

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gabar qalad ka qali doonto taasna waxay keenaysaa cadaawad
Waxaa laga yaabaa nin iyada u gargaarayo inuu dhib kuu geysto ama fadeexo daran inay ku qabsato.
Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa in xaalad aan fiicnayn faraha aad la gali doonto.
The dream indicates that you will mistreat a girl and this will bring hostility
Perhaps a man who is helping her will cause you harm or cause you a serious scandal.
The dream also indicates that you will get involved in an unpleasant situation.